(Sawirro) Dayurad Milateri oo Madaxweyne Laftagareen ka qaaday Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa dayuurad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ka raacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Laftagareen ayay wararku sheegayaan in loo qaaday gudaha dalka Itoobiya oo uu kula soo kulmayo madax iyo saraakiil Itoobiyaan ah, lamana oga ujeedada safarkan. Talaabadan ayaa soo beegantay xili dowlada Somalia ay golaha Wasiirada … Continue reading (Sawirro) Dayurad Milateri oo Madaxweyne Laftagareen ka qaaday Baydhabo